books
Buuga Fikrado Ganacsi
Dhamaan Faahfaahinta Aad U Baahan Tahay Buuggeenna "Fikrado Ganacsi" wuxuu ka kooban yahay 40 fikradood oo ganacsi oo si qoto dheer loo diyaariyay, si akhristaha uu si sahlan u fahmo. Fikrad kasta waxaa lagu bilaabayaa sharaxaad faahfaahsan oo ku saabsan sida loo hirgeliyo,bilaw ilaa dhamaad iyadoo la raacayo talaabooyin cad oo la taaban karo. ,
Maxaa Ku Jira Buugga? Miisaaniyadda: Waxaan ku siineynaa tusaalooyin cad oo ku saabsan sida aad u qorshayn lahayd miisaaniyad wax ku ool ah oo ku saabsan fikradda ganacsi ee aad doorato. Maareynta Faa'iidada: Buuggu wuxuu bixinayaa talooyin iyo xeelado ku saabsan sida loo maareeyo faa'iidada iyo kharashaadka, si aad u gaadho guul waarta. Xayaysiinta: Waxaan ku sharaxaynaa habab kala duwan oo xayaysiin ah, si aad u gaadho macaamiishaada iyo inaad kobciso ganacsigaaga. Buuggan wuxuu kuu noqon doonaa hage aad ku kalsoon tahay, isagoo kuu fududeynaya inaad si hufan u hirgeliso fikradahaaga ganacsi.. Waxaanay ku jiraan telegeram group nagala soo xidhiidh lambarka xaga hoose ku yaala ama toos whatsapp kiisa ama Emailkan✌️Macluumaad Ku Saabsan Buuga
👉Book Name : Fikrado Gancsi
📋Nooca Buuga: PDF
⏰️Pages : 154 bog
👉 Goobta : Telegram Group
💵Price: 3$
👉 Refund Not Allowed
☎️Contact Phone : 0672165563
📞WhatsApp Link: Send me a message on WhatsApp!
📢📢Fursad Qaaliya 🏠
💡
Ma Doonaysaa inaad bilawdo Ganacsi mise waxaad raadinaysaa fikrado cusub oo kugu dhiirigalinaya inaad bilawdo mashruuc cusub waxaan kuu haynaa xal kuu gaar ah buug ka kooban 40 fikradood oo gancsi oo si qoto dheer loo faahfaahiyay as waad ka faaidaysan kartaa ee nagala soo xidhiidh whatsapp numberka shaashada saaran
.
■■■■■■■■■■■■■■■■■
information kaas Xaga Sare Ka Muuqda Hadaad ku qanacday oo diyaar tahay lacag taad bixinysaa Kadibna linkiga group Telegram ah ayaa laguu Soo Dirayaa Buugu halkaas ayuu ku jiraa oo aad ka Akhrisanysaa buugu halkaas ayuu ku xafidan yahay
waligaa groupka waad ku jiraysaa cidina kaa saari mayso
■■■■■■
Dhamaad