Courses

Courses We Provided

Logo

AutoCAD 2007 Course

Halkan Waxa kuugu Diyaara AutoCAD 2007 kooras oo ah Autocad desing loogu jecel yahay aduunka. Kooraskan waa kuu diyaar koorasku waxa uu ku baxayaa Af soomaali dhamaan casharadu way duuban yihiin waan 11 cashar oo soconaya 1:35 saacad iyo 35 mirir oo marka aad dhamaysato. Waxaan kuu balan qaadayaa inaad samayn doonto nashaqado heer caalami ah. Waxaanay ku jiraan telegeram group nagala soo xidhiidh lambarka xaga hoose ku yaala ama toos whatsapp kiisa ama Emailkan

✌️Course Information

👉Course Name : Autocad

⏰️Duration :1h :35 minutes

✏️State : Offline

👉 Goobta : Telegram Group

💵Price: 12$

✉️Help : Yes Group Telegram Ah Yaa Lagagu Caawinayaa wax kasta oo aad uga baahato

📑Exam: Yes After End Course

🪙Certificate: Yes After End Course And Exam.

☎️Contact Phone : 0672165563

📞WhatsApp: 0672165563

📞WhatsApp Link: https://wa.me/qr/FHJ66PUDTU5JO1


📢📢Fursad Qaaliya 🏠

💡🎉New Course Alert

Ma Rabtaa Inaad Noqoto Engineer Designer Kaasi Oo Samayn Kara Nashqad Kasta Nooca Ay Doonto Ha Ahaatee hadda Platform Waxbarasho Ee Muhandis Academy waxaa Kuugu Diyaara Kooraskan Autocad Oo Ah Software Design-ka loogu Jecel Yahay Aduunka

.

■■■■■■■■■■■■■■■■■

▪︎Course Name: Autocad

▪︎Course Outline :-

▪︎Casharka 1aad Hordhaca kooraska

▪︎Casharka 2aad Qaabka lagu helo Software-ka

▪︎Casharka 3aad Qaabka loogu shubo Software-ka

▪︎Casharka 4aad Sharaxaada Tools-ka Q 1aad

▪︎Casharka 5aad Sharaxaada Tools-ka Q 2aad

▪︎Casharka 6aad Sharaxaada Tools-ka Q 3aad

▪︎Casharka 7aad Sharaxaada plan Ama Nashqad ka kooban hal qol

▪︎Casharka 8aad Sida loo sameeyo Elevation-nada project-yada

▪︎Casharka 9aad Sida Loo Qayb-Qaybiyo Nashqada (partition)

▪︎Casharka 10'naad Sida loo Sameeyo Daaqadaha , Albaabada , Iyo Cabirka Nashqada

▪︎Casharka 11'naad Sida Loo Soo Saaro Nashqada Iyadoo PDF ah Si Aad U Daabacato Nashqadii


💎11 Tobankaas Cashar Ayaa uu Ka Kooban yahay hadii aad Si Fiican U wada Daawato oo aad ku celceshato Hadii Ay Tahay Markii Kugu horaysay Waxaad Samayn Kartaa Nashqad Nooca Ay Doonto Ha Ahaato.

●●●●●●●●●●●●●●●●●●●●●●

information kaas Xaga Sare Ka Muuqda Hadaad ku qanacday oo diyaar tahay lacag taad bixinysaa Kadibna linkiga group Telegram ah ayaa laguu Soo Dirayaa Casharadu halkaas ayay ku jiraan oo aad ka dhiganaysaa

■■■■■■

Dhamaad


Course Video Explanation

Contact Form